Qeexid

"Wax jirran daawo siin."

Qeexid Xigta

Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daawee oo kali ah:
  • Isbitaalka ugu wayn ee Degmada waxaa laga daaweeyaa bukaano ka kala yimid dhamaan gobolada dhexe sida Beledweyne, galkacyo, ceelbuur iyo deegaanada dalka eithopia.
  • Waxaa kaloo jira 5047 caruur ah oo qabo nafaqa daro dhexdhexaad ah kuwaas oo bukaan socod ahaan loo daaweeyo.