Qeexid Xigta

ld daawad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daawasho oo kali ah:
  • Kulankaas oo ka dhacay garoonka Alamsay Stadium, wuxuu ahaa mid aad u qurux badan, labada kooxoodna waxay soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu sarayso oo raali-gelisay dadweynihii u soo daawasho tegay.
  • Filim waa sheeko habaysan oo loogu talo-galay daawasho lagana jiley taariikh ama dhacdo run ama khiyaali ah oo ku saabsan qof, dad, wadan IWM taas oo lagu soo koobay saacado dhowr ah gudahood looguna talo galay madadaalo ama wax-barsho.