Qeexid

"(-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo cunnada, cabitaanka iwm ee la keydinayo lagu alxamo; qasac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daasad oo kali ah:
  • Dadka reermiyiga ah ee nolosha noocan ah lasoo daristay waxay sheegeen in marka ay dhoobo qaadayaan balayadooda ay ku arkayeen waliba shantii sanno ee u danbeeyay qashin magaalo oo meel uu kasoo galay aanay garanayn harahooda sida bac ama daasad.
  • Laakiin caanayowga kale, sida kuwa ku jira daasadaha ama xoolaheenna laga liso kuma jiraan qiyaaso haboon oo ah nafaqada uu u baahan yahay ilmaha yari.