Qeexid
Wax caallirsan ahaansho (boog).
[-snaa, -snayd]
daaruqaysannaa
daaruqaysannayd
f.mg4Wax caallirsan ahaansho (boog).
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld daaruqayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaruqaysan. ld daaruqaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaruqee. ld daaruqays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld daaruqaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dixri yaryar oo boogaha ku dhasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: Wax wax kale lagu daray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qeysay
Qeexid: Boog dixri ku dhalin (diqsi).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qoobay, -qowday
Qeexid: Wax caalliray noqosho (boog).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof dacar haysa ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la danabeeyey ahaansho (bir).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la daadiyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax daahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaruqow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax darxumo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dacdarro hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dandarro hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]