Qeexid

"Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm)."

Qeexid Xigta

Qof tartiib u taabasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaro oo kali ah:
  • Tusaale ahaan Garaad oo ah nin reer baadiye ah marka la weydiyo “Yaa tahay?” wuxu dhihi jirey waxaan ahay qof Majeerteen-Daarood-Somali ah isagoo hoosta ka xariiqaya Majeerteen.
  • Daarood Waa Beel Ka Mid ah Beelaha Somaliyeed ee dagta Geeska Afrika.