Qeexid

"Xiddig xiddigaha ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daari oo kali ah:
  • Sidii ay u socotey waxaa abwaan Soomaaliyeed ku sifeeyey sidan Markay socodka damacdee Deggenida tallaabada Miisaanka lagu daray Laafyaha la daawado Dadku waxay yiraahdaan: “May daarin ciiddee Indho deeraleeyey!“
  • Sidii daarihii uga dumeen, maankii laga qaadye, Inkastuu Afgaanistaan galuu, guluf ku hayl-haylay.