Qeexid

"Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm)."

Qeexid Xigta

Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaran oo kali ah:
  • Kuwaan dooranaynow, waxa iga dardaaran ah.
  • Munaasabad lagu dhaarinayay Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo muqdisho lagu dhaariyay Madaxweynaha soomaaliya oo Xafladii dhaarintaasi ka jeediyay khudbad dardaaran ah..