Qeexid

"Qolka fadhiga ee guriga."

Qeexid Xigta

Barxadda guriga hortiisa ku taal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daarad oo kali ah:
  • Kitaabkan waxa uu Huntington ku qaadaa dhigay arimo la xidhiidha sida ay xadaaradaha caalamku iskugu dhacaan.
  • Waa maxay awooda ka dambaysa wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi ee u saamaxaysa inuu khasnada dawlada baal-marsado lacagta labada boqol ee kun ee doolar aan ka yarayn ee isaga iyo Naasha ay bil walba ka gurtaan rakaabka ka dhoofa madaarada dalka.