Qeexid

"(-ro, m.l) Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daar oo kali ah:
  • Daraynka Madaafiicda la isku Weydaarsanayo Dagaalkani ayaa waxaa uu yahay mid laga wada maqlayo guud ahaan Deegaanada ku xeeran halka la isku hayo.
  • Waa dhiig daadanaya, meed la guraayo, dhaawac la dhayaayo, bara-kac aan xad laheyn, oohin, riin, aadaar, taah, habaar iyo qaylo dhaan.