Qeexid
Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan.
Qeexid Xigta
D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan.
D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: /mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad.
Qeexid Xigta: ld daaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld daaqad (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld daaqcune.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaqtag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld daaq1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dariishad; khalfad.
Qeexid Xigta: ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld daaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Xoolo daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld daaji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: daa'imo m.dh Ilmo yar oo aabbihiis dhintay; agoon.
Qeexid: daa'iro m.dh Ayaan cidiba mar hesho.
Qeexid: daa'imis m.l ld daa'imin.
Qeexid: daa'imin m.f.dh eeg daa'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.
Qeexid: daa'in1 m.l Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin1.
Qeexid: daa'imid m.f.dh eeg daa'in. ld daayimid.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: daa'imi f.g2 Fal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.