Qeexid

"Daaq."

Qeexid Xigta

Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqsin oo kali ah:
  • Inta badan dagaalada ka dhaca deegaanada baadiyaha ah ama tuulooyinka ayaa ka Bilowda is heysad la xariira dhinacyada Daaqsinka iyo Ceel biyoodyada oo laysku qabsado marka la gaaro Xiliyada Abaaraha iyo Jiilaalka.
  • Markaas ninkii arrintani ku dhacdaa dib uma dego,haddana marwalba waa la degan yahay, oo lama waayo nin daguugan, ooy war la'aani hodo iyo cagaarka iyo daaqsinta qurxoon ee meesha hadhaysay.