Qeexid

ld daajin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqsiin oo kali ah:
  • Qaramada midoobey iyo hay'addaha kale ee gargaarka ayaa sheegey in xoolo dhaqato farabadan ay iyaga iyo xoolahooda ka hayaameen waqooyiga Kenya, isla markaana ay gaareen qeybo ku yaala dalka Ethiopia si ay daaqsiin wanaagsan iyo biyaba uga helaan.
  • Gacan ka hadalada ka dhashay muranada dhul daaqsiinta iyo waraab biyoodka ayaa ah kuwa ugu badan ee dhaliya dagaalo qabiileedka, waxaana labada beel ee is dirira ay yihiin kuwo iska aarsada dadka ay iska dilaan.