Qeexid

"Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqi oo kali ah:
  • Dhibaatooyinkiisa la sheego ay waxa ka mid ah in meesha uu ka baxo aanay wax kale ka bixin, isaga oon xooluhu daaqin iyo qodaxdiisa oo ay dadka qaar yidhaahdaan “Teetano” ayay jidhka aadamaha ku dhalisaa.
  • Hal horraadku uu godal yahoo, giigsan yahay caano Oo ganacsi loo sii raroo, galabba meel daaqin Oo ka guran dambeedkaan arkee, sheeg haddaad garato?