Qeexid

"ld daaqcune."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqe oo kali ah:
  • Kalshaale oo meel xoolo daaqeen ah lagu celiyaa (dhawrka goof la asaa) oo beelaha wada degaa taas wada garwaaqsadaan waa meel wax laga bilaabi karayo.
  • Waxay labadoodii wada fariisteen goob ay ka wada arki karayeen Lo'dii daaqeysay, xoogaana ka fogayd bartii ay ku sugnaayeen habar-Deynaba iyo Oday-Dikriyow.