Qeexid

"Dariishad; khalfad."

Qeexid Xigta

ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqad oo kali ah:
  • Mid ka mid ah xabadda Baasuukaha, ayaa qeybta ugu saraysa ee dabaqa daaqad ka mid ah haleeshay, inkastoo aysan cidna wax ku noqon, balse ay burbureen murayadihii daaqadaha.
  • Gudaha markaad timaado waxay indhuhu qabanayaan daaqado waasac ah oo ay ku xidhan yihiin muraayado aad u nadiif ahi.