Qeexid

"(-rro, m.dh) ld daayeer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daanyeer oo kali ah:
  • Daanyeerkuba dantiisa waa gartay ee salaadda u roonow.”
  • Macdantana dhammaan buruujta ayuu la wadaaagaa, nooc kasta oo ay yihin, noolahana dadka (Insaan), sidoo kalena daanyeerka, ugaadhsiga, shimbiraha, wixii aan isaga ahayn wuxuu la wadaagaa naqa.