Qeexid

eeg daanshoo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daanshood oo kali ah:
  • Labada qaybood ee buuggu ka kooban yahay (sheekooyin iyo maqaallo) waxay wadaagaan: koobkoobnaanta, ku arooridda murti xeel dheer iyo ku daansha-daanshoodka af Soomaali ay ka muuqato farshaxanimo aad u sarraysa.
  • Gaadiidkii GT-da ee uu yidhi casar dheere hala xareeyana maqribkii baa dariiqyada lagu daanshadaanshoodaa!