Qeexid

Xasillooni xarrago ku jirto u socosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daanshoo oo kali ah:
  • Labada qaybood ee buuggu ka kooban yahay (sheekooyin iyo maqaallo) waxay wadaagaan: koobkoobnaanta, ku arooridda murti xeel dheer iyo ku daansha-daanshoodka af Soomaali ay ka muuqato farshaxanimo aad u sarraysa.