Qeexid

"(m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus."

Qeexid Xigta

D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daani oo kali ah:
  • Wakhtigii maamulka Assiyriya uu gacanta ku hayay boqor Sennacherib, magaalada Baabiyloon wuxuu ku wareejiyay qabiilka "Jaldiin" (Chaldean) oo goortaas lahaa maamul suldaanimo oo hogaamiye u ahaa Merodach-Baladan.
  • Tacsiyadaani Waxaa diraayo Eheladiisii oo ku Nool Waqooyiga Ameerika. 16.Dr.