Qeexid

"ld daandaansasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daandaansi oo kali ah:
  • Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku eedeeyay dowladda Erateriya in ay mas'uul ka tahay wixii ka dhashay dagaalkaasi, maadaama buu yiri ay daandaansi in mudo ah soo watay.
  • Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE oo soo saaray isaguna dhawaan warsaxaafadeed ayaa ku cambaareeyay xukuumadda Eritrea, kuna tilmaamay dagaalkii ay la gashay Jabuuti mid daandaansi ah.