Qeexid

"Cayaar shaxda u eg oo lagu dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad midabaysan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daamad oo kali ah:
  • Kushitic oo lagaga hadlo dalalka geeska Afrika sida, Itoobiya, Jabuuti, Ereteriya iyo degaamada Somalida, waxaana ka mid ah luuqadaha Kushitiga Beja Kushitiga Bari oo kala ah: Galla, Somali, Canfar, Sidaamada bari, Konso, Arbore iyo Geleba.
  • Afka Canfarta iyo ka Siidaamada ayaa ayana ka tirsan bahyartaasi bari2.