Qeexid
Wax daal hayo nasin (nafley).
[-ray, -rtay]
f.g1Wax daal hayo nasin (nafley).
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daaltirasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaltir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaltiro. ld daaltirad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Socod dheer ama hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo jiirago' oogada ka dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno.
Qeexid Xigta: Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof ama nafley noog ku ridid.
Qeexid Xigta: Qof wax uu u baahanyahay u raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: daalo. 2. Dh. ah: arrin aan lagu guulaysan. 3. ld dhabarjabid.
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Arooryo hore addimid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daallan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Oori; haweeney.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg daali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Dayax ama qorrax soo muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof wax doonaya.
Qeexid Xigta: Qof wax baranaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
Qeexid Xigta: Sida muuqata ama muqaalka guud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]