Qeexid

"Oori; haweeney."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalli oo kali ah:
  • Inta ay cadho furtuurtay ayey kol keliya kor ugu dhawaaqday “Kuuma jeeddo naftayduye ha ku daallin’ ” taasi oo ardaydii iskuulka mar keliya soo wada jeedisay.
  • Miyaanse weli laga daalin in la daba-rucleeyo Dagaal-Oogeyaal daallimiin ah oo dhallaanka dubta, umulahana dooxa, culumadana nolol-duuga?