Qeexid

eeg daalici.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalicin oo kali ah:
  • Ibraahiinno daahay rogteen, dan iyo xeeshoode Inkastay dinnaahyaynayaan, sooma daalicine Hadba daraf u guurguurku waa, xaal dahsoon weliye.
  • Hasayeeshee, waxaa soo jiray abwaanno indheer-garad ah, oo ka soo reebban dadkaas iyaga ah, oo doorka haweenka ee bulshada si fiican u soo daalicinayey.