Qeexid

"Qof wax doonaya."

Qeexid Xigta

Qof wax baranaya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalib oo kali ah:
  • Cumar iyo Cali bin Abii Daalib-na waxay isku raaceen in haweenaydaas faraha laga qaado, oo aan wax kale oo daliil ah la weydiin.
  • Dawladda Maraykanka ayaa dhawr goor oo hore sheegtay inay inta badan ka takhaluseen Xubnaha dagaal-yahanka Al-qaacida iyo Daalibaan, isla markaana ay inta badan laayeen hogaamiyayaashoodii.