Qeexid

"Qof ama nafley noog ku ridid."

Qeexid Xigta

Qof wax uu u baahanyahay u raadin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daali oo kali ah:
  • Waxaan aad ula yaabay gabdhaha qaarkood: si shaqada ay gacmaha ku hayaan u xayirmid ama murqaha gacanta uga daalin waxay moobayladooda marka ay hadlayaan dhex galiyaan inta u dhaxaysa gambada madaxa u saran iyo dhagta.
  • In kastoo Barcelona ay noqotay koox lama taabtaan ah oo loo saadaalin karo koobabka ay u tartamayaan oo idil hadana Sanllehi ayaa qirtay in isku aadka labada kooxood aanu midkoodna ku farxin.