Qeexid

"ld daallan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalan oo kali ah:
  • Way daalan yihiin oo socod kuma jiro, halkii bay xamaanta dhigteen reerka intoodii kale, balse Col-u-joog tuulada ayuu dhexgalay, si uu war uga soo helo, wax dhuunta la mariyona uga soo eego.
  • Maxamed Saciid Saxaaf oo u muuqday nin aad u daalan ayaa u sheegay Al-arabia in qabsashadiisi kadib Mareykanku ay su’aalo ka weydiiyeen guud ahaan halkii ay ku danbeeyeen madaxdii maamulkii Sadaam iyo howshiisii uu kahayey dowladii la afgambiyey.