Qeexid

"Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daalac oo kali ah:
  • Hoos ka daalaco goorta, goobta iyo faahfaahinaha kalaba.
  • Dhulka hoosteenna goglan ayuu qaradiisa weyn hoos u quusaa oo uur-ku-jirkiisa daalacdaa una kala soocaa siigo.