Qeexid

"Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno."

Qeexid Xigta

Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daal oo kali ah:
  • Shariif inaysan lahayn Maxkamad sare oo cadaaladeed.
  • . Waxaa wadanka ka dhacay dhacdooyin halis ah oo loogu talo galay in khalkhal lagu geliyo amaanka wadanka, sida: Ciidamadii ONLF ee ka soo degey xeebta galbeedka, shaqaaqadii Kalshaale, iyo dhibtii ka soo cusbnoonaatay deegaanka Ceel-berdaale.