Qeexid

eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daajin oo kali ah:
  • Wuxuu kaxeenayay xayn arri ah oo uu daajinayay, waxaana adhigaas lahaa ninkii la odhan jiray Cuqbata Binu Abii Mucaydh.
  • Wuxuu kaxeenayay xayn arri ah oo uu daajinayay, waxaana adhigaas lahaa ninkii la odhan jiray Cuqbata Binu Abii Mucaydh.