Qeexid

"Ilixir u yeelasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaho oo kali ah:
  • Horay ayaa waxaa dadbadan dhibaato ugu qabeen helitaanka Baasaboorka cusub ee E-Passbort,kadib markii lagu daabici jiray Dalka Imaaraadka,kadibna Muqdisho loosoo qaadi jiray,taasi oo keeni jirtay in uu soo daaho helitaanka Baasaboorku.
  • Wedkana gamaskii ma iisho Gaashaan celiyaa ma baajo Ishaa gabadheed ma daaho Ninnaba gabbalkii ma waaro Wax aan hubo geeri kow dheh.