Qeexid

Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo.

Qeexid Xigta

Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daahiro oo kali ah:
  • Sheekh Cumar Xayaakallaah ayaa ka dhawaajiyay in mar walba oo xaqu uu daahiro, ay shayaadiintu dhabarka ka jabinayaan; sidaa daraadeedna uu Shariifku ku biiray kooxaha soo qaatay mashaariicda lagu burburinayo Islaamka.