Qeexid

(dii.) Wax nijaaso ka bi'in.

Qeexid Xigta

Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daahiri oo kali ah:
  • Haddaba ka soo daahiriddii Sh.
  • Ibnu Cabaas waxaa laga wariyay in uu Nebigu N.N.K.H.A "u waajibiyay sakada-fidriga, daahirinta qofka sooman iyo quudinta Masaakiinta" waxaa weriyay Abuu daa’uud.