Qeexid

"Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daafi oo kali ah:
  • Iskahoirmaad xoogan oo dhexmaray Al-shabaab, ciidamada AMISOM iyo kuwa DF ayaa sababay in laga itaal roonaado mucaaradka, isla markaana laga eryo goobtii ay ka tuurayeen madaafiicda.
  • Madaafiicda lagu duqeeyay Suuqa Bakaaraha ayaa waxay timid markii dagaal qadar kooban socday uu ka dhex bilowday ciidamo taabacsan Xisbul Islam iyo kuwa DF oo isku horfadhiyay jidka isku xira Isgoyska H/wadaag iyo Isgoyska Sayidka.