Qeexid

"eeg daadsan. ld daad sanaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daadsanaan oo kali ah:
  • Waxa intaas dheer xilliga maanta Soomaaliyi ku jirto oo ah mid ay u qaybqaybsan tahay reero iyo weliba Itoobiya oo kala daadsanaantaas awgeed maanta gacanta ku dhigtay Soomaali oo dhan.
  • Madaxweyne Rayaale waxqabadkiisa waa la hayaa lix sanno ayuu ahaa Madaxweyne wax uu raad kaga tagayaa oo maanta la odhanyaa radkaasuu kaga tagay ma jiro oo aan ahayn maamul-xumo, kala daadsanaan, musuqmaasuq, sharci-jebin oo uu kaga tagayaa ma jirto.