Qeexid

"Wax la daadiyay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daadsan oo kali ah:
  • Dhinacani marka 1oo soo noqdo, waxa igu waajib ah inaan si cad ugu dhawaaqo mahadnaqa qalbiga ka soo go' ay iyo sida weyn een u qadariyo reer Somaliland-ka qorbaha ku kala daadsan ee dalkooda ku soo maalgashaday lacagtay sida dhibta badan ku kasbadeen.
  • Cadow ayaa soo jeediyey laba qodob: 1. In dowladdu eey sameyso gurmad bani'aadanimo oo degdeg ah oo baaxad weyn oo lagu gargaarayo dadka ka soo barakacay Muqdisho ee daadsan waddada Afgooye.