Qeexid

"Wax meel ku jiray qubasho."

Qeexid Xigta

Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daado oo kali ah:
  • Mudanayaal shalay kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay ka dalbadeen Madaxweynaha inuusan ku fududaan magacaabida Ra’iisul wasaaraha cusub balse uu sameeyo la tashiyo wanaagsan, si looga fodaado in xukuumadan ay marto jidkii kuwii ka horeeyay.
  • Kooxahaan ku dagaalmaya gobolada dhexe ayaa loo saarayaa iney ka dambeeyeen dil loo gaystey Wadaado Pakistaaniyiin ah oo ku sugnaa Masaajid ku yaala duleedka diilinta kala barta Woqooyiga iyo Koonfurta Galkacayo.