Qeexid

"ld daadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daadis oo kali ah:
  • Wadamada reer Galbeedka sida EU iyo dowlada Mareykanka ayaa DF cadaadis ku saarey sidii ay u dib u heshiisiin ugu qaban laheyd dhinacyada siyaasada Somalia isaga soo horjeeda isla markaana qaarkood ku baaqeen in dowlad sal balaaran laga dhiso Somalia.
  • Xaaji Faarax Omaar Ileeye ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyoodey sannadkii 1948kii isaga oo 70 jir ah, noloshiisa inteeda badanna ku idlaystay dood, dagaal, halgan, safarro dhaadheer, xadhig iyo cadaadis fara badan iyo darxumooyin la xidhiidha.