Qeexid

"Wax meel ay ku jireen ka geddin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daadi oo kali ah:
  • "Magaalada Kismaayo waxaa kusoo batay gaadiid dagaal, sidoo kale waxaa lagu daadiyay qoraalo ka dhan ah Al-shabaab, koox walba waxay doonaysaa inay hesho kasloonida shacabka" ayuu yiri goobjooge ku sugan Kismaayo.
  • Wuxuu yiri “Waxaa naloo soodaayay sababo ay ugu wacan tahay cadaadiska dadka ka imanaya oo sii kordhaya.