Qeexid

"Wax badan meel si degdeg ah uga qaadid."

Qeexid Xigta

Wax iyadoo meel kale la geynayo halis ka badbaadin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daadguree oo kali ah:
  • Sidii loo soo helay iyo sidii loo badbaadshay ee ifka loogu soo daadgureeyey, ciddii danayneysey qalabka warbaahinta ee adduunka ayey kala socotey oo ku celcelinteedu hawshayda aan qalinka iyo warqadda isu dul saaray ma aha.
  • Inta badan madaarka waa la xidhay, kumanaan dad ahna waa laga daadgureeyey.