Qeexid
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: (f.g) Wax awdid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daaduf1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo.
Qeexid Xigta: Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Meel taag ah gollaheeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld daaduf2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Raagid; dib u dhicid.
Qeexid Xigta: Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dibdhac; raagis; dubudhac.
Qeexid Xigta: ld daahid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qeexid Xigta: Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dandaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo yar socod barid.
Qeexid Xigta: Wax si tartiib ah u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Wax meel ku jiray qubasho.
Qeexid Xigta: Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daaddihi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]