Qeexid

"Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay."

Qeexid Xigta

Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daad oo kali ah:
  • Waxa uu yiri Imaam Abul faraj Aljowzi: “markii fatahaad biyo ay ka dhacday Bagdaad 554 tii hijriga waxay biyuhu qaadeen dhamaan kutubtayda, marka laga reebo hal mujallad oo ay ku jiraan waraaqo ku qoran farta Imamu Axmed”.
  • Wuxuu intaas ku daray: "Beesha caalamka, ayaa ku cadaadisay Dowladda KMG ah, in la kordhiyo tirada xidlhibaannada, oo horay u ahaa 275-xubnood, iyadoo laga dhigay 550, cirka ayaana lagu laalay mushaaraadkoodii."