Qeexid

"Daacad ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daacadnimo oo kali ah:
  • Gudoomiyaha cusub markii la doortay ayuu meel fagaare ah kala hadlay dadka magaalada, isagoona u balan qaaday inuu waajibaadka qaran ee saaran u gudan doono si daacadnimo iyo ALLE ka cabsi ku jirta.
  • Gudomiyaha Maxkamadaha la dhariyay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa shalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacay Villa Somalia, wuxuuna hadal u jeediyay madaxda DF oo ka qaybgalay xaflada, isagoo ka dalbaday wadashaqeyn ay daacadnimo wehliso.