Qeexid

"Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daacad oo kali ah:
  • Burmadow oo si gooni ah farta ugu fiiqa qaar ka tirsan beelaha Somalida ayaa Issimada Puntland ku eedeeyay In ay col ururinayaan isaga oo Suldaan Siciid Maxamad Garase ku eedeeyay in uusan daacad ka aheyn baaqaas.
  • Kadib markii warar is khilaafsan ka soo baxeen dagaalkii Jan 13,2008 ka dhacey tuulada Dhabansar ee ku taal degaanka Buhoodle ee gobolka sool ayaa idaacada VOA wax ka weydiisay Caaqil Maxaamud Xaaji Cumar Camey oo goobtaas ku sugnaa.