Qeexid

"Qabatoon; macaluul; diihaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daac oo kali ah:
  • Waxa la yidhi habeenkaa Maxed iyo Cige iyaga oo wada socda ayay gaafkii yimaaddeen, markii uu Maxed gabaygii qabsaday ee uu ku bilaabay "Cigow daacad xumo waa waxaa la isku dilyaaye" ayuu Cige Muse gaafkii ka baxay.
  • Haddii aynu markii hore Gaarriye ku sheegnay mudduciga kiiskan oo muddaacalehuna ahaa Carraale, isdifaaca dambe ee Carraale wuxu noqonayaa mudduci-gawrac.