Qeexid

"Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daabul oo kali ah:
  • Gudiga Degmada ayaa ku eedeeyay Ganacsatada in ay ka mas'uul yihiin sicir bararka iyo lacagaha faalsada ee ay ku soo daabulaan Magaalada, waxaana loogu baaqay in ay ka waantoobaan.
  • FARRIIN: Ogoow akhristoow ka soo daabulidda badeecadaha dalalka ka fog Soomaaliya ay saamayn ku leedahay nolosha xoolo-dhaqatada, waxbarashada, caafimaadka bulshada, dhaqaalaha iyo ilaha adeegyada.