Qeexid
ld daabax1 (3), daabixid, dabaax1, dabaaxid, dabxid
ld daabax1 (3), daabixid, dabaax1, dabaaxid, dabxid
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax2, dabax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon.
Qeexid Xigta: D. ah: hilib aan tamooti ahayn.
Qeexid Kale: ld daabaxid. ld dabaax1, dabax1, dibaax, dubaax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld daabaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daabaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabaxir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Duub dun ah oo maryaha lagu xardho.
Qeexid Xigta: Dhar dun lagu xardhay.
Qeexid Kale: (-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daab3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qeexid Xigta: Qoraallo madbacadayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
Qeexid Xigta: ld doog2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld daabac1 (4), daabacaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg daabul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Ku d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]