Qeexid

"Gelinta qoraal madbacad la geliyo."

Qeexid Xigta

Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daabacaad oo kali ah:
  • Marka u dambaysana gabyaa Ingiriisi ah oo afkaa danaynaya ayaa maansada tarjuma, iyada lafteeda la iska arko intaan daabacaad la gelin.
  • Waxaanu daabacaad iyo diyaarin ku samaynay qoraalo marag madoona oo laga soo helay jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, kuna ururinay buug cusub oo ay soo saareen wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Madaxtooyadu.