Qeexid

"Duub dun ah oo maryaha lagu xardho."

Qeexid Kale

(-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.

Qeexid Xigta

Dhar dun lagu xardhay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daabac oo kali ah:
  • Sicir bararka waxaa lacagta Qaranka ee mar walba inta la iska soo daabaco si indho la’aan ah suuqa ugu fatahda.
  • DGPL ayaa horey u sheegtey in ay joojineyso daabacaadda lacagaha Faalsada ah isla markaana la dagalami doonto ganacsatada lacagahaa Falsada ah ku sameeya gudaha Puntland.