Qeexid

"da'1 m.dh 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga da oo kali ah:
  • Warar ay baahiyeen qareenada sharciga ee dalka Faransiiska ayaa waxay sheegeen in Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed uu ogolaaday in Burcaddaas laga qaado dalka Somalia lana geeyo dalka Faransiiska si sharciga loo hortaago.
  • Lama oga cidda ka dambeysay Miinadas lagu laayay askarta dowladda balse afhayeen u hadlay Booliska Howl wadaag ayaa ku eedeeyay kooxaha dowladda ka soo horjeeda inay ka dambeeyan.